Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi la qaatay Taliyeyaasha Ciidanka ATMIS (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS oo uu wehliyo iyo Taliyaha Secter five ee ATMIS. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Hirshabeelle, Taliyaasha Guutooyinka 3aad iyo 4aad ee Ciidanka XDS, Agaasimaha guud ee Madaxtooyada iyo Lataliyaasha Xafiiska … Continue reading Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi la qaatay Taliyeyaasha Ciidanka ATMIS (Sawirro)